4 Calaamad Qofka ku Aragto Wa mid ku nacay noloshadana Ma rabo iska ogow

Share on facebook
Share on twitter

4 Calaamad Qofka ku Aragto Wa mid ku nacay noloshadana Ma rabo iska ogow

46 550 views | 20 Jan. 2020
46 550 views | 20 Jan. 2020

4 Calaamad Qofka ku Aragto Wa mid ku nacay noloshadana Ma rabo iska ogow

Related:

Lil Wayne ft. Lil B - Grove Street Party LYRIC&DOWNLOAD
Farxiyo mohamed

Subxaana'Allah ilaahaan ka magan galay qof nuucaasah

Amraan Hayeed

Masha allha

Nasra Ibrahim

Saxiix.

Ruqiyo Ese

Maan sha allaah tabaaraka allaah tabaaraka

Sayid omer

Habeen wanaagsan

Qadro Qaali

Walaalahega muslimka ahow iso duceeya hadii aad qoraalkeyga aragtaan alle ha idin naxariiste

إن الله مع ألصابرين

Sheikh fratello dadkaas camal aniga quraan aqriskeygaba uma dhaanto hamdulli'Allah!

Foozay Cawel

Maasha allaah sax kalaamag

Abeeba Abee

Masha allah sheikh jazaakallah kheyr

rudwaan cabdi

Asc shekh Waxan ubahna Jaadka Ayaan qayilaa hase ahate salada kamatago wxn raba inan iska joojiyo Duco laga akhristo ayan ubahnaa inshaa Allah

Hawo Osman

Walhi wa tana ani iheysato

Nuh Ahmed

Mashallah waa runta waana dhibka iheysta illa 20 sano ayay arinras iheysata wax aan sameyana magaranayo intas iyo in kabadan ayaa I heysata meel an kala soo xariro ma heli kara jzkallah

احمد 12

Masha Allah waa sax waxa badana ayaan ka fidna qeer ayaan ku rajenaya farxada ku nolow

Cabdiqani biciid

Mshllh shiikh
Run ayaad Ka hadashay

Malaas joon

Walhi gurya badan o ku dhisan islaamka iyo kitaabka waad dumisay ilaheyne wow kaa xisaabindoonaa waxaad iska dhigeysaa wadaad lkn namiim ayaa tahay

Muna Said

Sax sax wadhacdaaa walhi alaha ku siyadsho aqlika iyo karashada

faarax sahal

War dadka ha isku dirin szb

manka uron

Sheeekhow manta adunka lajoogo wallahi jaceel majiro waana sababta aniga mudo aaan u aaminen nin dhan alx single nimada hppy ku ahay Wal wal saan muxuu kudhahay maku rabo miyaa Naag kale muu helay yacni hada sida rabto weydo wala nolon kara nin la aan guurku waa suno walalalhey caloosha xirta ilmaha korsada

Haajara haajara

وعليكم السلام ورحمة الله جزاك الله خير شيخ واحسن الله اليك آمين

princess lula

Sheikhow inan waxkushego rawa inten kala soxarira

A Rahim

Pls iigu deeqa wllo

Sahro Haaji

Illahey ha I gaar gaaro niyad xumo ku nolahee lkn hada ina iskaga fogaada raba insha allah Illahey ha I fududeyo wax niyad ah ima haayo ina jogo iyo ina maqanahay wa iskugu mid

Rahma Hassan

Sheikhqoow waxaad ka hadleysid waa aniga.

Faysal Abdulkadir

Shiikhow waxyaabo kale nooga faideey parnaamijkan lagayabe dad badan o isku fican inu tashwiish kufuro
Barakal laah

Khadra Isse

Amiiin Alle islaax hakeeno

Ruqiyo Salax

Masha allah

ismahaan ismahaan

Mashaa Allah taladaan waaa ianfacdy mashaa Allah mashaa Allah

Ahmed Yussuf

Masha Allah jazaakalahu khery

Halima Hajira almost

Masha alah Shekh aadbaan kula Yaabey sidaad u cabirtey qaar badan ayaan aragney oo dhaqankaas leh

Malaas joon

Biinaali ayaa tahay gurya badan in ey duman ayaad sabab u noqotay ilahey hakaaqabto carabka iyo indhaha iyo irsaaqada

Nahwa Hussein لميا حسين

Sheikh allh haku xafido

talliso ali

Masha Allah barakaallah
Shukran sheikh

Falis Qurux

M.a

Ganay Horusocod

Maasha alaah

Muse Nugaal

War ilaahaygii ku abuurtbay ka ban
Qoysas baden baad mugdi kala gelisay. Isticmaalkaaga maahine adeerow ilaaheey kabaq oo fidnada dadka kala.

Ruqiyo Ese

Allaah ha Kula jiro aamiin yaa rabi

Jija Haji

AMIIN AMIIN YARABI

Hooyoyinka maanta & H. Qurbaa

Oooh

Quruxhaween Bintucarab

Been maadan sheegin sheekh arintan anay i haysata waxan dareema yaa mar walba kali iyo danayn la,aan marar badan waan isku dayey inan xaliyo lkn may suuro galin hadana waxan ku tashanayaa inan kala tagno maadaama is bedel jirin allow noo sahal amuuraha aniga iyo inta ila qabta yaa allaah

Fardowsa Islaaw

Wlhi ineysan beentaa ahayn ugu badnaan sidaas bey ku noolyihin umadeena aniga inbadan baan arkay reero sidaas ah markaasbaan la cajabaa waxaanse qaladka saraa labada qofba oo ah laba qofoo nolosha isku keentayba aysan aqoon uleheen qiyaalina iskula nool marki lagasootago sharciyan Waa dad isqaba lkn nolol Bahdilnimo ah bay ku noolyihin markaasbaan ku la labodaa ciilna iqabtaa Sidaan aniga nafsadeysa ka aaminsanahay taasi nolol iima noqoteen marka hore ilaa nolol la sugay oo Meel lasaaray moyee Cidna kama yeelaayo qiyaali Anigane maba jecli reeraha Isla nool misane aana u muuqan dad isleh oo nolosha isla leh cadow iney iskuyihin baad moodaa af adeegnimo hadal kakanaan Weji caburan iyo awlaad Mucjiso ah bay aaqirkii iska dhalaan alla kamagangalay qofwalbo raba nolol raaxoleh adiga doorankara cid cidkale kuqasbaysaana jirin waxwalbood saaid ujeceshahayna in aad ka maarmi karto waa lama huraan hadiiba nolol xun kugu nooshahay qofkaas

Ayaan Salim

Ilahaaw kaa soo kalen kamagan gaalneey,jasakumullah sheikh

Khalanjo Lul

Wlhi waa runta shiq aniag aye igo dhacday wlhi

Halima Mahamud

Maasha Allah sheeq nooga faaiidey sirta nimanka aan iska ilaalinee

Zamzam Mohamed

Amiin

abdi Kheire

Like share comment ha hilmaamin
https://www.youtube.com/watch?v=PGUN0gUOSng&feature=share

Wll subscribe ii saara i.A wad ka faa idi dontane

rooda xuseen

Sheekh nin uubaad ka hadashaaye iskadaa ninkoo wax kale ka hadal aduunyadu nin iyo naag uun maa hee

Umu Maxamed

Masha allah wlh wa sax midas dad badan ayey hada hesata

Sima Qurux

Machallah

Hamdi M Channel

jazaakAllaah Sheikh

meyza yuusuf meyzuum

Sheeq uur ayan leeyahay waxanku riyooday anigo dhiig badan iga socdo plz iisoo jwb jazakallah

Khatrina h zadeeq

Masha allah waad asiintay Sheekh waa xaladada aan hada ku suganahay ee aan in badan isku dhaho why aan cidlo dareemo

Hibo Rahima

Ikraan Cali

Haadu ku noco maa ilaahay ba ku nacay

Bushra Haji

Wallalo ma anigad idaraseesay wayabee ninna marabee intan unn ilaah hailla koriyo

Naima Abduqadir

wallhi waa run markii baahi lagaa leyahy le jileec lagu mujina yaarabi no gargaar

ismahaan ismahaan

Mashaa Allah mashaa Allah mashaa Allah

Cabdi Muuse

Masha allah allow ku xafid sheekh

Malaas joon

Walhi dumar badan waad ku dirtay raga xalaasha u ah guryaha alaah kitaabkiisa ku dhisan in ey duman ayaad sabab u noqotay waxa aad raadineyso waa irsaaqad ilahey waxaan ka baryaa in ow kaa qabto guryaha muslimiinta

Abdi Raxmaan

WALAAHI SHEEKHAW WAARUNTAA

Deka M

MaashaAllah sheekh Allaha kuu gargaaro, xaqiiq iyo si cadaaladeysan Ayaad u sheegtay hadalkaan sheekh hore u soco

Halima Hassan

Asc wr wbr, alla sheekh mararka Qaar kood waxaad moodaa inaad doorbiin igu haysid allaahu akbar.

Manal Ibrahim

Ilaahaaga ka baqo reeraha islaamka ah ha burburin dumarka waa caqli yaryiin si kale ayay wax u arkaan

gabadha boqortoyada hibo cadey

aniga sheekh wiilbaan kadareemay inuuijecelyhy jacaulkisana wakiii hada ka hor aad ka hadlaysobjacaylka amusan waaye calamadaahi aad sheegto dhan waanku arkay ana jacayla u qaaday isaguna jacaulkiisa ima sheegto maxaan sameeya ana dumarba aho maba sheegan karo maxaa sameeya

sacido yarey

Mhdsanid shiikh

Iqro maxamud

Waxa igu dhacday ninkayga inu i furo dartet u naag u guursaday marku ogaday ina uur u leyhy nagti u gursaday uu qariyay o malin un u qabay marka dhalay u ishegay i fur ban dhahay wu iga diday waxan ku sameyo ma aqan wayo dhan an ku amino mahayo

Hafso Abdulkadir

Masha allah shiikh hore usoco

Duni iyo Aragtideed

Mancha allah wll ila soo xidhiidh wlhi mihiimad badan ayaan doonya inaad iga cawiso hadii ad aragto qoralkayga ila soo xidhiidh

Foosiya Hassan

Dumarka SOMALIYEED waa masaakiin wax dhaqdaa beey layihiin

Fartun Mohamed

Masha allah jazaakallaah sheiq
Wlhi wiil aan wada joognay baan ku arkay calaamadahaan anne waa jeclaaa markaa arkay inuusan isbadaleeyn ayaa allah tala saartay qalibigeeygana ka xirtay hadana waankala tagnay nolol farxad badan ayaa kunoolahay

Ina Ugaas Warfaa

Sheikh kaso hadal dadka wadajooga palse kala fog oo wadama kala dheer kukala nool

Jasiima Ahmed

Kkkkkkkkkkkkkk

Geenyo Dila

As walee waa runtaa sheekh subxanalah ilaahow ku xafdi ku fadee koo fanfanee waaye sax sax dey waaye kaasoo kale run badanidaa ❤️

Nimco Mohamud

Xaladaan sxbtey qaligaa baa ku jirto caruurteda darteed ayey ugu samirtaa bahdilkiisa iyo wuxuu ku haayo rabbi baa og

Dr Cabdirashid

Dulmiga jooji aad gabdhaha ku laabkicinayso dulqaad iyo danbaa
Guri lagu wada joogaa waxaas aa sheegayso wax wayn maaha lkn ogow gabdhii warkaada gurigeeda ku dumisa inaa ka qayb qaadatay

naciima maxamed maxamuud

Asxaapay ii soduceeyo muraad aa leeyahay in alle ii sahlo mahsanidiin

Ahmed Mustafe

Mahadsanid wll

Allah kariim ya Allah

Sax walaahi!!!

Hana Cabdi

Faadumo Maxamuud

Mashaallh tabarakallaah rago dhan maxumaxa

Sahro Cumar

Mash Allah sax weeye shiiq

Ubax Maxammed salad

Asc mahadsanid shiiq qayr badan alaha ku siiyo aamiin

Amina Yussuf

MaashaAllah waa runtaa

Nimco Keyse

Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Asc SH Ilahay ha ka siyo Ajar Iyo xasanad sida nogu so kudbinaysid casharkan qof kastoo u wax ka barto waxna iska badalo wayo mawduca wanagsan o lo bahana yahay ayad ka hadashay mansha Alla Tabarka Alla Ilahay ha ku xafido Adunka Iyo Akhiro baa Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi

Farhiya Sharif

Masha Allah

hamdi ahmed haaji

الايحفظك الله ويرعاك

Aamino Mohamed

Kkkkk ani mid iqabo wuxuba yiri hadaa kufuro waaaba cfimda kk yab hada madexeyga sugoyaa alloow nolol wangsan

canab Elme

Assalam alykum sheikh wa wax cad ojira Qoysas badan bakujira xaladan marka dabana kuduma

Nasra Abdullahi

Mash allah sheikh allah kuxifdiyo

[email protected] Mataan

Sheykh mahadsanid

Fadumo Abdi

Masha allaah shekh jisakalaha waa sax

Ahmed Mustafe

Wllo nosheg 1o miftah ee farajka

Malaas joon

Plz waxan ka codsanaa in aad i sodirto talefonkaga aad isticmaasho si aan kula so xariiro

Amal Yusuf

ASC
Shiqow waxa badan ayaa isku daye
Balse mel aan kala so xirir iso shek
Saa talow igu siso

Maxamed Dahson

Somalida waa wax ey u dhasheen ad adeega ma ahan adiga in aad is ku tusto dad is neceb amaba aan isku faraxsaneen arintaas sax maahan

xasan mohamoud

شكرا شيخ

mun0 cabdulahi

mash alah sheekh alaha ku xafido waxtahay maclinka nolasha wngsan

Umu Hani Sharaf

Jazakallahu qheyr shekow cilmiga ilahey hanagu anfaca adna ajar iyo xasana RABI hku siyo

Maryama Xassan

jazakalLah kheyr aniga go'aan ayaan ka gaaray qof noocaas ahaa waana ka tagay gurigaa burburay asagaa eediisa leh farxadeyda waa iimuhiim wadahadal bambe majiro I am done

maria honest

Allaahu akbar sheeq nin aan necbaa oo iqabay ayaan sidaan oo kale ula dhaqmijiray; Inaan fiiriyo xata dhib ayay igu ahayd; warkiisa dhib ayaan u arki jiray marmar dhagaha ayaan faraha gashanjiray si hadalkiisa aan umaqlin; meel uuna kadhowayn inaan tago ayaan jeclaa; waan iskaga tagijiray asagoo ila hadlaya ano sheegin meesha aan usocodo; so aan wejigiisa iyo hadalkiisa ugasoo nafiso

Ayaan adoonti alle

Alxamdulilah allah ayaa idhafiye lugoyada ulaaa dabaa socdey subxanallah